Axmed Madoobe oo joojiyey safar uu ku tegi lahaa Dhuusamareeb, Sababtana ka hadlay

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku dhawaaqay inuu baajiyay safar uu ku tagi lahaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Axmed Madoobe ayaa ka mid ahaa hogaamiyeyaasha lagu casuumay ka qeyb galka munaasabadda lagu dhameystirayo heshiiska Ahlusuna iyo Galmudug. Qoraal ah la soo dhigay barta Facebook ee Axmed Madoobe ayaa lagu sheegay sababaha … Continue reading Axmed Madoobe oo joojiyey safar uu ku tegi lahaa Dhuusamareeb, Sababtana ka hadlay